Skip Ribbon Commands
Skip to main content

Colaadda SoomaaliyaIlaa sanadkii 1991dii

Bogga Hore

Wararkii ugu dambeeyey  05.06.2019

Please Fadlan nagu caawi inaan caddeyno halka ay ku dambeyaa dadka maqan

ICRC-da waxay daabaceysaa magacyada dadka maqan iyagoo ku rajo weyn inay macluumaad dheeraad ah ka ururiyaan dadka.

Haddii aad heyso wax war ah oo caddeyn kara halka ay ku dambeyaa dadka, maqan, fadlan la xiriir xafiiska ICRC-da Nairobi.

Wax badan akhri:
Cinwaanka

ICRC delegation in Nairobi
Denis Pritt Road
P.O. Box 73226 - 00200
NAIROBI / Kenya
Phone: +254 20 2723 963/4/5
Fax: +254 20 2715 598
Foomka Cinwaanka
Website-ka Xiriirka Qoyska
Websitekan waxaa loogu talogaley dadka ku kala lumay colaadaha Soomaaliya waxayna qeyb ka tahay websiteka weyn ee Xiriirka Qoyska ee Laanqeyrta Cas/ Bisha Cas

Waxaad faahfaahin dheeraad ah ka heli kartaa (Ingriisi):