WAA MAXAY TRACE THE FACE?
Trace the Face waa sawir kaydiyaha dadka raadinaya qaraabadooda maqan.
Hadaad lumisay xiriirkii aad la laheyd qoyskaaga, hubi haddii ay horey u daabaceen sawirkooda!
Ilaa iyo 2013, Qalabka khadka tooska ah ee Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ayaa ka caawiyay kumanaan kun oo qof inay isku dayaan inay helaan qaraabo ka maqaned: nin, hooyo, aabe, walaasha, walaalka, ilma adeero, iwm.
SHABAKAD CAALAMI AH
ILAALIN XOG KU HABBOON IYO ADEEG AAMIN AH
6045*
SAWIRADA DADKA QOYSKOODA RAADINAYA
222*
QOYSASKII AYAA DIB UHELAY
125*
MUWAADINIINTA LA MATALAY
*Febraayo 2021