LIISKA BAAFINTA DALALKA KAQEYB GALAYA
Waad gali kartaa waybsaytka Trace The Face iyo sawirrada meel kasta oo adduunka ah. Si kastaba ha noqotee, haddii aad rabtid inaad sawirkaaga ku faafiso waybsaytka, waxaad kaliya ku sameyn kartaa adigoo adeegsanaya Laanqayrta Cas ee Dalka ama Ururka Bisha Cas ama shaqaalaha ICRC. Tan suurtagal maaha dhammaan waddamada oo dhan.
Waxa kale oo aad ka furan kartaa Codsiga Baafinta Hay'adda Laanqeyrta Cas ee Dalka ama Ururka Bisha Cas ama xafiisyada ICRC ee kuugu dhow adiga dhammaan waddamada adduunka.
Xiriirka kuugu dhaw ee hay'adda Laanqeyrta Cas ee Dalka ama Ururka Bisha Cas ama xafiiska ICRC
TRACE THE FACE LIISKA BAAFINTA DALALKA KAQEYB GALAYA
- Afgaanistaan
- Albania
- Australia
- Austria
- Beljamka
- Bosnia iyo Herzegovina
- Bulgaria
- Kanada
- Croatia
- Danmark
- Masar
- Itoobiya
- Finland
- Faransiiska
- Jarmalka
- Giriigga
- Hangari
- Iceland
- Iiraan
- Ireland
- Talyaaniga
- Kenya
- Latvia
- Luxembourg
- Malta
- Montenegro
- New Zealand
- Nederland
- Niger
- Norwey
- Booland
- Boortaqiiska
- Romania
- Ruushka
- Senegal
- Serbia
- Slovakia
- Slovenia
- Soomaaliya
- Isbaanish
- Sweden
- Switzerland
- Jamhuuriyadda waqooyiga Macedonia
- Tuniisiya
- Boqortooyada Ingiriiska